Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Qoor-qoor iyo C/raxmaan C/shakuur (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa xarunta Madaxtyooyada Galmudug ku qaabilay hogaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame oo maanta gaaray Dhuusamareeb. Madaxweyne Qoor-qoor & C/raxmaan C/shakuur ayaa ka wada hadlay xaaladihii ugu dambeeyey ee siyaasada dalka, gaar ahaan Galmudug iyo qodobo kale “Waxaan kulan saacado badan qaatay aniga iyo wafdigayga la … Continue reading Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Qoor-qoor iyo C/raxmaan C/shakuur (Sawirro)